Burburka ku Habsaday Islamka

XIKMADDA MAANTA.

Cumar Binu Khadhaab RC ayaa asxaabta su’aalay.

Wuxuu yiri: Yaa Garanaayo waxa islaamka Dumin doono?
Ma naqaanee inoo sheeg Cumaroow.
Wuxuu yiri:
1) Gafka ( sinbiriirax ) Caalimka.
2) Dooda Munaafaqa uu ku doodo Quraanka.
3) Xukunka Hogaamiyayaal dhunsan, waxna dhumiya.
cumar

 

Maanta ma aragnaa warkaan
A) Culumo wada qaldan dhankay rabaan ha ahaadeene.
B) Munaafiqiin Quraanka daliilsado markay rabaan oo qurbaha joogo, Quraanka barkiisna beeniyay.
C) Hogaamiyayaal dhunsan oo na horboodayo dadna dhumiyay.
ama nin Cilmi diineed sheegtay waxna aan ka aqoonin oo umadii dhumiyay.

Eeboow na badbaadi

WQ: MHF

Fikirkaaga ka dhiibo waa Muhiim

*