Dacwadii Saxaabada iyo Dadaalkoodii

Walaalayaal waa Wacdi Qofkii iimaan leh isla markaana Jecel Nabiga ﷺ iyo Asxaabtii Allaha ka raali noqdee Qalbigiisa gilgilayso,
Qofba ruuxa uu jecelyahay in looga sheekeeyo wuu jecelyahay

Dhagaysi wacan ( Sheikh Hussien Ali Jabuuti )
Waa wadaad ka mid ah Jamaacada Tabliiq waxaana isku baranay Xaramka waa nin aad iyo aad ii cajabiyay allaha barakeeyo.

 

Fikirkaaga ka dhiibo waa Muhiim

*