Gabar Soomaaliyeed oo soo islaamtay kadib markii ay gaaloowday ( DAAWO )

Gabar ka mid ah Gabdhihii Wadanka SWEDEN diinta Islaamka kaga baxay oo ilaahay soo hanuuniyay Kadib markii La tusay Mucjiso rabaani ah iyo dagaal ciqaabeed, Meesha kama marna Ducadii Waalidkii dhalay oo salaatu layl u taagnaa in ilaahay gabadhiisa soo hanuunsho.

Aayadaan Quraanka ah waxay sheegaysaa dadka diinta Islaamka ka baxaayo inuu #Shaydaan u qurxinaayo una meerinaayo gaalnimada.
Waraysigii gabadha iyo aayada isu fiiri.

إِنَّ ٱلَّذِينَ ٱرْتَدُّواْ عَلَىٰٓ أَدْبَٰرِهِم مِّنۢ بَعْدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُمُ ٱلْهُدَى ۙ ٱلشَّيْطَٰنُ سَوَّلَ لَهُمْ وَأَمْلَىٰ لَهُمْ

Qof imaan leh oo aan ooyin la waayay.

#DAAWASHA_WACAN

XUQUUQDA waraysiga iyo Muuqaalkaba waxaa leh Walaalaha#DAACI_SHOW.
Fadlan Share Garee #page_ka_Daaci_Show
Iyo dhamaan bogaga kale ee khayrka umada u sheega sida #Taabici_Islamic_Center

 

👉Mucjiso, 👉Mucjiso, 👉Mucjiso———————————– Gabar ka mid ah Gabdhihii Wadanka SWEDEN diinta Islaamka kaga baxay oo ilaahay soo hanuuniyay Kadib markii La tusay Mucjiso rabaani ah iyo dagaal ciqaabeed, Meesha kama marna Ducadii Waalidkii dhalay oo salaatu layl u taagnaa in ilaahay gabadhiisa soo hanuunsho.Aayadaan Quraanka ah waxay sheegaysaa dadka diinta Islaamka ka baxaayo inuu #Shaydaan u qurxinaayo una meerinaayo gaalnimada.Waraysigii gabadha iyo aayada isu fiiri.إِنَّ ٱلَّذِينَ ٱرْتَدُّواْ عَلَىٰٓ أَدْبَٰرِهِم مِّنۢ بَعْدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُمُ ٱلْهُدَى ۙ ٱلشَّيْطَٰنُ سَوَّلَ لَهُمْ وَأَمْلَىٰ لَهُمْQof imaan leh oo aan ooyin la waayay.#DAAWASHA_WACANXUQUUQDA waraysiga iyo Muuqaalkaba waxaa leh Walaalaha #DAACI_SHOW.Fadlan Share Garee #page_ka_Daaci_ShowIyo dhamaan bogaga kale ee khayrka umada u sheega sida #Taabici_Islamic_Center

Posted by Taabici Islamic Center on Thursday, December 15, 2016

Fikirkaaga ka dhiibo waa Muhiim

*