In Waalid wax laga sheego waa DANBI WEYN ( الكَبَائِر ) .

عن عبد الله بن عمرو بن العاص رضي الله عنهما أن رَسُول الله صلى الله عليه وسلم، قَالَ: مِنَ الكَبَائِر شَتْمُ الرَّجُل وَالِدَيهِ ! ، قالوا: يَا رَسُول الله، وَهَلْ يَشْتُمُ الرَّجُلُ وَالِدَيْهِ ؟! قَالَ: نَعَمْ، يَسُبُّ أَبَا الرَّجُلِ، فَيَسُبُّ أبَاه، وَيَسُبُّ أُمَّهُ، فَيَسُبُّ أُمَّهُ
– متفق عليه

Rasuulka ﷺ wuxuu yiri ” danbiyada waaweyn waxaa ka mid ah in qofka uu caayo waalidkii dhalay ”
Waxaa la waydiiyay Rasuulka ﷺ” Rasuul alloow ﷺ oo ma Qof caayayo waalidkiis baa jiro ”
Rasuulka ﷺ ayaa ku jawaabay ” Haa . Qofka ayaa waxuu caayi waalidka Qof kale, saa Waxaa la caayi assaga waalidkiis ”

Fiiro Gaar ah .
Arrintaan way nagu badan tahay in Qof waalidkiis loo gafo taasoo keento in asna loo gafo waalidkiis ayadoo ay tahay aargoosi.
Sidaa darteed waxaad ogaataa in aad waalidkaa adiga aad cayday waana danbi ka mid danbiyada waaweyn.

Fikirkaaga ka dhiibo waa Muhiim

*